Shirkado Qandaraas ka haysta AMISOM iyo Kooxa Kale oo ku tala gal u Wasaqeeya Muqdisho (Daawo Sawirada)

Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka ayaa wajahaysa wasaqayn xad dhaaf ah oo ay mu kacayaan shirkado ku shaqaysta Hagaajinta Nadaafadda oo qaarkood ay AMISOM Qandaraas ka qaateen, Kawaanlayaan iyo kooxo kale oo Iskood isu abaabulay oo gaadiidka qashanka wada lacag uga qaata goobaha ay wasaqaynayaan. Deegaannada sida joogta ah loo wasaqeeyo waxaa kamid ah … Continue reading Shirkado Qandaraas ka haysta AMISOM iyo Kooxa Kale oo ku tala gal u Wasaqeeya Muqdisho (Daawo Sawirada)